Muraayadaha dambe (backspeglar) waa qalab loo isticmaalo in lagu ilaaliyo aragga gadaal marka la wado. Waxay ku yimaadaan laba qaab: muraayadda gudaha ee dambe (invändig backspegel) iyo muraayadaha dhinaca ee dibadda (utvändiga sidospeglar).
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Backspeglar är ett hjälpmedel för att hålla uppsikt bakåt vid körning. De kommer i två olika former, dels som en invändig backspegel, eller som utvändiga sidospeglar.