Shidaal laga sameeyay walxo nool sida etanol, biyogaas ama biyodisel. Shidaalka bayoolojiga ah ma korodhsiiyo saameynta gaaska cariiriska (greenhouse effect), sababtoo ah kaarboon dayoksaydhka soo baxa marka la gubo waa qayb ka mid ah wareegga kaarboonka.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Biobränslen är förnybara bränslen som produceras av levande organismer. Biobränslen bidrar inte till ökad växthuseffekt då den mängd koldioxid som bildas vid förbränning är en del av kolcykeln.