Jiido (körfält) waa qayb ka mid ah jiidada waddada (körbana) oo loogu talagalay taraafik inta badan hal jiho ah oo leh balac gaari. Waxaa ugu caadi badan jiidooyin la calaamadeeyay, halkaas oo ay jiraan xariijimo la rinjiyeeyay oo muujinaya tusaale ahaan meesha xariiqda dhexe maraysa. Laakiin waxaa sidoo kale jira jiidooyin aan la calaamadeynin, mase khuseeyaan isla xeerarka jiidooyinka la calaamadeeyay.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Ett körfält är en del av en körbana på en väg, vilket är avsett för trafik huvudsakligen i en riktning och med en bils bredd. Det är vanligast att se markerade körfält, där det finns målade linjer som visar var mittlinjen går t.ex. Men det finns även omarkerade körfält, samma regler gäller dock på dessa som på markerade körfält.