Waa maxay macnaha Trafikförsäkring?

Trafikförsäkring = Caymiska gaadiidka ee khasabka ah

Caymiska taraafikada (trafikförsäkring) waa caymiska kaliya ee ka mid ah caymisyada u jira gaariga kaas oo sharcigu qasab ka dhigay in la yeesho. Sidaas darteed waa sharci-darro in gaariga lagu wado waddooyinka guud haddii caymiska taraafikada aan la gelin. Waa milkiilaha iyo qofka inta badan wada gaariga kuwa gala caymiskan. Caymiska taraafikadu wuxuu magdhow ku bixiyaa dhaawacyada jireed ee darawalka, rakaabka iyo dadka kale (kuwa dibadda ah). Intaa waxaa dheer, wuxuu daboolaa waxyeellooyinka ku dhaca hantida qof kale. Si kastaba ha ahaatee ma daboolo waxyeellada gaarigaaga; taas waxaa loo baahan yahay caymis waxyeellada gaariga (vagnskadeförsäkring). Shil aadan sababin oo waxyeeleeyay gaarigaaga, qofka sababay ayaa daboola waxyeellada gaariga.

Sharaxaad af Iswiidhish ah

Trafikförsäkring är den enda av de försäkringar som finns till bilen som är obligatorisk att ha enligt lag. Det är således olagligt att framföra bilen på allmänna vägar om trafikförsäkringen inte är tecknad. Det är ägaren och den som i huvudsak kör bilen som tecknar denna försäkring. Trafikförsäkringen ger ersättning vid personskador på förare, passagerare samt utomstående. Dessutom täcker den skador som uppkommer på en annan persons egendom. Den täcker däremot inte skador på det egna fordonet, för detta krävs en vagnskadeförsäkring. Vid olycka som inte orsakades av dig och som gav skador på ditt fordon täcker den person som orsakade skadorna på fordonet.

Dhammaan ereyada