Waa maxay macnaha Vägren?

Vägren = Banket

Garabka waddada (vägren) waa magaca la siiyo qaybta waddada ee ku taal dhinaca socodka baabuurta (körbanan). Garabku wuxuu noqon karaa mid caws leh, quruurux leh ama la dahaadhay. Iswidhan gudaheeda garabku sida caadiga ah waxaa lagu dahaadhaa daamur. Waa in ay ugu horrayn isticmaalaan dadka baaskiilada wada, lugeeyayaasha, dadka mootada yaryar wada (mooped) iyo gawaarida LGF (gawaarida gaabis u socda).

Sharaxaad af Iswiidhish ah

Vägren kallas den del av väg som ligger vid sidan av körbanan. Vägrenen kan vara gräsklädd, grusbeklädd eller belagd. I Sverige är vägrenen regelmässigt belagd med asfalt. Den ska i första hand trafikeras av cyklister, fotgängare, mopedister och LGF-fordon.

Hagayaal kale oo ardayda ah

Dhammaan ereyada