Fasalka BK (bärighetsklass): fasalka waddada ee miisaannada la oggol yahay ee dhidibka (axel), boggi iyo miisaanka guud. BK4 waa fasalka ugu sarreeya (miisaanka guud ilaa 74 tan), BK1 waa kan labaad ee ugu sarreeya (64 tan), BK2-na wuxuu oggol yahay ugu badnaan 51,4 tan.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
BK-klass (bärighetsklass): vägens klass för tillåtna axel-, boggi- och bruttovikter. BK4 är den högsta klassen (bruttovikt upp till 74 ton), BK1 den näst högsta (64 ton) och BK2 tillåter högst 51,4 ton.