Jidka baaskiilka waa waddo gaar ah oo loo qoondeeyay oo keliya baaskiil-wadayaasha, badanaa waxaa lagu calaamadeeyaa calaamadaha waddada. Gawaarida matoorka leh looma oggola inay isticmaalaan jidkan, dadka lugaynayana waxay mari karaan oo keliya xaalado khasab ah. Waxaa sidoo kale mamnuuc ah in la istaago ama la baakimo jidka baaskiilka.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
En cykelbana är en väg eller del av en väg som är avsedd för cykeltrafik och trafik med moped klass II. Den kan vara delad med gående (gång- och cykelbana). När du som bilförare ska korsa en cykelbana så har du väjningsplikt.