Nalalka dheeraadka ah (extraljus) waa sida magacooda oo kale. Waa iftiin dheeraad ah oo la rakibay oo loogu talagalay in la xoojiyo iftiinka nalka weyn (helljusbelysningen). Nalalka dheeraadka ah lalama isticmaali karo nalka yar (halvljuset), balse waxay kaliya dhammaystiri karaan nalka weyn (helljuset). Nalalkan waxaa loo isticmaalaa tusaale ahaan si loo helo masaafo aragti oo ka sii dheer ama faafitin iftiin oo ka ballaadhan. Waxaa jira laba nooc oo kala duwan oo nalalka dheeraadka ah: nalka leexashada (kurvljus) oo ah iftiin ka ballaadhan oo ka dhow; iyo nalka fog (fjärrljus) oo taa beddelkeeda ah iftiin ka dheer oo ka cidhiidhi.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Extraljus är precis som det låter. Det är en extramonterad belysning som är till för att förstärka helljusbelysningen. Extraljus får inte kombineras med halvljuset utan får endast komplettera helljuset. Dessa ljus används för att exempelvis få ännu längre siktsträcka eller en bredare ljusbild. Det finns två olika typer av extraljus:Kurvljus som är en bredare och närmre belysningFjärrljus som i stället är en längre och smalare belysning