Cashuurta baabuurka (fordonsskatt) waa cashuur ay tahay inaad bixiso si baabuurkaagu loogu oggolaado inuu ku socdo wadooyinka dadweynaha. Bixinta cashuurtan waxay ku kala duwan tahay cabbirka baabuurka, saameynta uu ku leeyahay deegaanka, iyo nooca shidaalka uu isticmaalo. Haddii cashuurtu ay gaadho in ka badan 3600 kroon sannadkii, waxaa la bixiyaa afartii biloodba mar (var fjärde månad), haddii kalese sannadkii hal mar.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Fordonsskatt är en skatt som man måste betala för att ens bil ska få färdas på allmänna vägar. Denna betalning av skatt skiftar beroende på fordonets storlek, miljöpåverkan samt vilket drivmedel den förbrukar. Uppgår skatten till mer än 3600 kronor per år betalas den var fjärde månad, annars en gång per år.