Diyaargarowga fal-gelinta (handlingsberedskap) waxa uu ka dhigan yahay in adiga oo darawal ah aad diyaar u tahay inaad wax ka qabato xaalado taraafik oo kala duwan. Marka aad diyaar u tahay inaad wax qabato, wakhtiga fal-celinta si weyn ayuu u yaraadaa, khatarta shil taraafik sidoo kale way yaraataa. Haddii aad tahay darawal khibrad leh, wakhtiga fal-celintu inta badan wuu gaaban yahay maxaa yeelay si fiican ayaad u saadaalisaa khataraha taraafikada.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Handlingsberedskap innebär att man som förare är beredd att agera i olika trafiksituationer. Är man handlingsberedd minskas reaktionstiden väsentligt och risken för en trafikolycka blir även den mindre. Är du en erfaren förare så minskar reaktionstiden oftast då man är mer förutsägande med riskerna i trafiken.