Iftiinkani waa iftiinka bixiya aragga ugu wanaagsan (iftiinka sare / full beam, helljus). Tusaale ahaan, duufaanka barafka iyo ceeryaamada, masaafada aragtidu waxay taa beddelkeeda gaaban noqotaa, sababtoo ah barafka iyo ceeryaamadu iftiinka ayay ka soo celiyaan. Waxaad kaloo isticmaali kartaa iftiinka sare marka aad la kulanto dadka lug ku socda, maxaa yeelay khatarta indho-tirinta (bländning) way ka yar tahay marka aad la kulanto gaari ama baabuur kale. Hase yeeshee waxaa jira dhowr xaaladood oo aan iftiinka sare la isticmaali karin. Haddii waddada si fiican loo iftiimiyay iftiin ama iftiinka maalinta, lama isticmaali karo. Marka aad la kulanto baabuurro kale oo darawalkoodu khatar ugu jiro in indhihiisa la tiro, marka aad ka daba socoto baabuur, iyo marka aad la kulanto taraam (spårvagn), tareen ama markab, iftiinka sare lama isticmaali karo haddii ay jirto khatar indho-tirin ah.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Detta ljus är det ljus som ger bäst sikt. I exempelvis snöoväder och dimma blir siktsträckan istället kortare då snön och dimman reflekterar ljuset. Du får även använda helljus vid möte med gående då risken för bländning är mindre än möte med annan bil eller fordon. Det finns dock flera tillfällen då helljus inte får användas. Om vägen är bra belyst med belysning eller dagsljus får det inte användas. Vid möten med andra fordon där föraren riskerar att bli bländad, när du kör bakom ett fordon samt vid möte med spårvagn, tåg eller fartyg får helljus inte användas om risk finns för bländning.