Waa maxay macnaha Krockkudde?

Krockkudde = Barkinta hawada

Barkinka hawada (krockkudde), oo sidoo kale loo yaqaan airbag, waa qalab badbaado oo baabuurta ku jira kaas oo loogu talagalay in uu ka ilaaliyo adiga iyo rakaabkaaga marka shil dhaco. Waxaa jira noocyo kala duwan oo barkimo hawo ah; kuwa ugu badan waxay ku yaalliin isteerinka iyo kursiga rakaabka hore. Baabuurta cusub waxay kaloo leeyihiin barkimo hawo oo dhinacyada ku yaalla oo ka ilaaliya isku dhacyada dhinaca ka yimaada. Waa in aad ka fadhiisataa ugu yaraan 25 sm barkinka hawada si aanu ku dhaawicin marka uu furmo. * Waxa qaadata qiyaastii 0.1 ilbiriqsi in barkinka hawadu hawo ka buuxsamo. * Waxaad si xun u dhaawacmi kartaa haddii aanad xirnayn suunka badbaadada marka barkinka hawadu furmo. * Haddii aad kursiga rakaabka hore isticmaalayso kursi carruureed, waa in la damiyo barkinka hawada, sababtoo ah wuxuu si xun u dhaawici karaa ilmaha haddii uu furmo.

Sharaxaad af Iswiidhish ah

Krockkudde, eller airbag som det också brukar kallas är en säkerhetsanordning i bilar som är till för att skydda dig och dina passagerare vid en kollision. Det finns olika typer av krockkuddar, de vanligaste sitter i ratten och på den främre passagerarplatsen. Nyare bilar har även krockkuddar som sitter på sidorna som skyddar mot kollisioner från sidan.Du bör sitta minst 25 cm från krockkudden så att den inte skadar dig när den utlöses. * Det tar cirka 0,1 sekunder för krockkudden att fyllas med luft. * Du kan skadas allvarligt om du inte använder bilbälte när en krockkudde utlöses. * Om du använder en bilbarnstol på den främre passagerarplatsen måste krockkudden kopplas ur eftersom den kan skada barnet allvarligt om den utlöses.

Dhammaan ereyada