Gaadhi culays fudud (lätt lastbil) macnaheedu waa in miisaanka gaadhi-xamuulku uu ka yaraado 3.5 tan. Liisanka loo baahan yahay si loo wado gaadhi culays fudud waa isku mid liisanka baabuurka rakaabka, kaas oo ah liisanka B. Gaadhi culays fudud waxaa khuseeya isla xaddidyada xawaaraha ee khuseeya baabuurka rakaabka; hase yeeshee kuwani ma khusayaan gaadhi-xamuul culus oo kaliya lagu wadi karo tusaale ahaan 90 km/saac wadada baabuurta (motortrafikled) iyo wadooyinka waaweyn (motorväg). Gaadhi-xamuul waxaa loo tiriyaa gaadhi-xamuul culus (tung lastbil) haddii miisaankiisu uu ka badan yahay 3.5 tan, wuxuuna u baahan yahay liisanka C.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Lätt lastbil är en lastbil med en totalvikt på högst 3,5 ton. Den behörighet som krävs för att köra en lätt lastbil är densamma som för personbil, alltså B-körkort. För en lätt lastbil gäller exakt samma hastighetsbegränsningar som för en personbil, däremot gäller dessa inte tung lastbil som enbart får framföras i exempelvis 90 km/h på motortrafikled samt motorvägar. En lastbil klassas som tung lastbil om dess totalvikt överstiger 3,5 ton, och kräver C-körkort.