Xamuulka ugu badan (maximilast, ama maxlast) waa farqiga u dhexeeya miisaanka guud ee gaariga (totalvikt) iyo miisaanka diyaarka ah (tjänstevikt), taasoo ah miisaanka ugu badan (rakaabka iyo xamuulka) ee gaariga ama gaadhi-dabada lagu rari karo. Miisaanka darawalka waxaa ku jira miisaanka diyaarka ah (tjänstevikt), sidaas darteed lagama xisaabiyo xamuulka ugu badan.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Maximilast, eller maxlast, är skillnaden mellan fordonets totalvikt och tjänstevikt, det vill säga den högsta vikt (passagerare och gods) som fordonet eller släpvagnen får lastas med. Förarens vikt ingår i tjänstevikten och räknas därför inte in i maximilasten.