Waa maxay macnaha Moped klass I?

Moped klass I = Moped fasalka I

Mobaydka heerka I (moped klass I), oo sidoo kale loo yaqaan mobaydka Midowga Yurub (EU-mopeder), waa baabuur leh laba, saddex ama afar taayir. Mobaydkani wuxuu leeyahay xawaare ugu badan oo ah 45 km/saac wayna ka dhaqso badan yihiin mobaydka heerka II. Waxaa loo baahan yahay laysanka darawalnimo ee AM (AM-körkort) si loo wado mobayd heerka I ah, iyo in darawalku uu buuxiyay 15 sano. Shuruudaha kale waa in mobaydku uu lahaado taarikada diiwaangelinta, taasoo ah inuu diiwaangashan yahay, iyo inuu leeyahay caymis taraafik (trafikförsäkring). Lama wadi karo mobayd heerka I ah waddada baaskiisha (cykelbana).

Sharaxaad af Iswiidhish ah

Moped klass I, även kallade för EU-mopeder, är fordon på två, tre eller fyra hjul. Dessa mopeder har en maxhastighet på 45km/h och är snabbare än klass II-mopeder. Det krävs AM-körkort för få köra en klass I-moped samt att föraren har fyllt 15 år. övriga krav är att mopeden måste ha registreringsskylt, d.v.s. vara registrerad, samt ha en trafikförsäkring. Man får inte köra en klass I-moped på en cykelbana.

Dhammaan ereyada