Calaamadda booliska waa tilmaamaha iyo amarrada uu boolisku ku bixiyo gacanta ama dhaqdhaqaaqa jirka marka uu joogo waddada. Calaamadda booliska waxay mudnaanta ka leedahay nalalka taraafikada iyo calaamadaha kale; darawalladu waa in ay si waajib ah u raacaan calaamadaha booliska.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Polismans tecken kallas de tecken som polisen använder sig av ute i trafiken, antingen stående i vägen, eller från en polisbil eller polishäst. Polismans tecken går före trafikljus och alla trafikmärken.