Wadista sakhraansanaanta (rattfylleri) waa dembi taraafik oo ah in la wado baabuur ama gawaari kale oo mataar leh iyadoo ku jira dhiigga qiyaas aan la ogolayn oo khamri ah ama daroogo. Marka dadka ay saameysay daroogadu ay si sharci-darro ah u wadaan gaari waxaa loo yaqaan wadista daroogada (drograttfylla). Ciqaabta wadista sakhraansanaanta waa ganaax ama xabsi ilaa lix bilood ah, waxaana caadi ahaan sidoo kale dib loo qaadaa liisanka wadista muddo 12 bilood ah.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Rattfylleri är trafikbrottet att köra bil eller andra motordrivna fordon med otillåten mängd alkohol eller droger i blodet. När narkotikapåverkade personer olovligen kör ett fordon kallas det för drograttfylleri. Straffet för rattfylleri är böter eller fängelse i upp till sex månader, vanligtvis så återkallas även körkortet i 12 månader.