Amortiska (stötdämpare) hawshiisu waa inuu giraangirrada gaariga ku hayo xiriir la leh waddada. Waa inuu sidoo kale tirtiraa xoogagga doonaya inay gaariga ka lumiyaan qabsiga waddada. Intaas ka sokow, amortiska wuxuu yareeyaa gariir yar yar, taasoo saameyn weyn ku leh sifooyinka wadista iyo raaxada gaariga.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
En stötdämpare har till uppgift att hålla bilens hjul i kontakt med vägen. Den ska också häva de krafter som vill få bilen att släppa väggreppet. Dessutom så minskar stötdämparen små vibrationer vilket har en stor påverkan på köregenskaperna och komforten för en bil.