Xeerka dhigaya in gaadiidka leexanaya ay u baneeyaan waddada gaadiidka ka soo horjeeda, dadka lugeynaya iyo baaskiilayaasha. Sidoo kale, marka aad u leexanayso midig ama bidix oo aad ka gudubtay wadada baaskiil-wadeyaasha, waa inaad sugtaa iyaga — tusaale ahaan marka aad ka baxayso wareegga (roundabout).
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Svängningsregeln innebär att du ska väja för mötande trafik när du svänger vänster i en korsning. Även när du svänger höger och vänster och korsar vägen för cyklister ska du vänta på dessa. Exempelvis när du svänger ut ur cirkulationsplatser.