Shil kulan (mötesolycka) waa shil taraafik oo laba gaari ay hore isugu dhacaan kadib marka mid ka mid ah gaadiidku uu u gudbay dhinaca khaldan ee waddada. Shilalka kulanku waa mid ka mid ah noocyada shilalka ugu dilaaga badan, waxayna dhacaan marka, tusaale ahaan, darawal si khaldan u qiimeeyo barta kulanka, sida marka la dhaafayo.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
En mötesolycka är en trafikolycka där två fordon frontalkrockar efter att något av fordonen har kommit över på fel sida av vägen. Mötesolyckor är en av de dödligaste olyckstyperna som finns och de inträffar bland annat när en förare felaktigt bedömer mötespunkten, exempelvis vid omkörning.