Aragtida Eber (nollvisionen) waa aasaaska shaqada Iswidhan ee lagu horumariyo taraafik ammaan badan. Hadafka muddada-dheer waa in aan cidina ku dhiman ama si xun ugu dhaawacmin taraafikada. Tan waxaa loo arki karaa hadaf aan macquul ahayn, laakiin sida uu qabo Trafikverket aragtidan waa hab anshax badan iyo istaraatiijiyad lagu abuurayo deegaan taraafik oo ka sii ammaan badan. Istaraatiijiyaddan, Iswidhan waxay ku guulaysatay inay nuscelisto tirada dadka ku dhinta taraafikada tan iyo 1997.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Nollvisionen är en grund till Sveriges arbete för att göra trafiken säkrare. Det långsiktiga målet är att ingen dör eller skadas allvarligt i trafiken. Detta kan ses som ett omöjligt mål men enligt Trafikverket är denna vision ett mer etiskt förhållningssätt och en strategi för att ytterligare skapa en mer trafiksäker miljö. Med denna strategi har Sverige lyckats halvera antalet som omkommer i trafiken sen 1997.