Maandooyinka mukhaadaraadka ah waa maandooyin xasiliya ama kicinaya oo saameeya nidaamka dareemaha dhexe oo keeni kara caado-u-baahnaan ama waxyeello. Ereyga caafimaad ee 'mukhaadaraad' wuxuu ka koobnaa oo keliya maandooyin xasiliya iyo kuwa ka qaboojiya xanuunka – gaar ahaan opioid-ka sida morphine iyo heroin. Waa mamnuuc in gaari la wado haddii maandooyin mukhaadaraad ah ay ku jiraan dhiiggaaga, marka laga reebo kuwa sababo caafimaad awgood isticmaala daawooyin loo qeexay mukhaadaraad oo uu dhakhtar qoray. Ku xadgudubka sharcigan waxaa la yiraahdaa wadista iyadoo la qaba mukhaadaraad (drograttfylleri) waxaana caadi ahaan la ciqaabaa ganaax ama xabsi ilaa lix bilood ah. Xaalad culus oo drograttfylleri ah (tusaale ahaan haddii heerka sare yahay ama xadgudub ku celcelis ah) ciqaabtu waxay noqon kartaa xabsi ilaa laba sano ah.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Narkotika är bedövande eller stimulerande medel som påverkar centrala nervsystemet och kan ge beroende eller skador. Den medicinska termen narkotika innefattar endast sövande och smärtstillande medel – framförallt opioider som morfin och heroin. Det är förbjudet att köra bil om du har ett narkotiskt ämne i blodet, med undantag för de som av medicinska skäl använder narkotikaklassade läkemedel utskrivna av en läkare. Brott mot denna lag kallas för drograttfylleri och straffas normalt med böter eller fängelse i högst sex månader. Vid grovt rattfylleri – till exempel om föraren varit avsevärt påverkad eller om körningen inneburit en påtaglig fara för trafiksäkerheten – kan straffet bli fängelse i högst två år.