Waxaa sii kordhaya isticmaalka saxanka baarkinka (p-skiva) si loo xaddido waqtiga baarkinka. Faa'iidada isticmaalka saxanka baarkinku waa inaad ka baxsato bixinta lacagta baarkinka (parkeringsavgift). Sidee loo isticmaalaa saxanka baarkinka? U dhig fallaadha saxanka baarkinka nuska saacadda (halvtimma) ee ku xigta imaatinkaaga ka dib. Tusaale: Haddii aad timaaddo 11:15, waxaad fallaadha u dhigtaa 11:30. Saxanka baarkinka waa in, sida tigidhka baarkinka (parkeringsbiljett), la dhigo si muuqata oo la akhriyi karo agagaarka daaqadda hore ee gaariga (vindruta).
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Det blir allt vanligare att använda p-skiva för att tidsbegränsa parkering. Fördelen med att använda p-skiva är att du slipper betala parkeringsavgift.Hur använder man en p-skiva?Ställ in pilen på p-skivan till den närmst följande halvtimma efter din ankomst.Exempel: Om du ankommer kl 11:15 så ställer du in pilen på 11:30.P-skivan ska, precis som en parkeringsbiljett, placeras synligt och läsbart intill bilens vindruta.