Dhaafid (omkörning) macnaheedu waa inaad ka gudubto baabuur waddo. Waxaa jira dhowr xeer oo ku saabsan xaaladaha iyo duruufaha ay dhaafiddu ku oggol tahay iyo ku mamnuuc tahay.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Omkörning innebär att köra om en bil på en väg. Det finns flera regler för under vilka omständigheter och i vilka situationer det är tillåtet och icke tillåtet att genomföra en omkörning.