Fareenka baarkinka (parkeringsbromsen), oo sidoo kale loo yaqaan fareenka gacanta (handbroms), waa nidaam fareen oo loo isticmaalo si looga hortago in baabuurku socdo markuu baarkin yahay. Baabuurta duugga ah waxaa la fareemaa oo keliya shaagagga dambe iyada oo loo maro fiilo (vajer). Baabuurta cusub waxay leeyihiin fareen gacan oo koronto ah oo ka shaqeeya dhammaan shaagagga. Nal digniin ah ayaa iftiima marka fareenka baarkinka la jiido. Si aad hubtaa dheeraad ah uga hubto in baabuurku aanu bilaabin inuu socdo markuu baarkin yahay, marka aad jiidayso fareenka baarkinka waxaad kaloo gelin kartaa giyaarka koowaad (ettan) ama giyaarka dib-u-noqoshada (backväxeln) baabuur gacmeed. Baabuurka otomaatigga ah wuxuu qufulmaa marka aad usoo-rogto oodhka giyaarka xaalada baarkinka (parkeringsläget), laakiin isticmaal fareenka gacanta sidoo kale si aad u ammaan badan tahay. Fareenka gacanta waxaa u fiican in la isticmaalo si aanu u bilaabin qabashada iyo qallafsanaanta (kärva). Xusuusnow inay jirto khatar ah in fareenka baarkinka uu barafoobo heerkulka ka hooseeya eber (minusgrader) iyo jawiga qoyan. Sidaas darteed hubi si joogto ah in fareenka baarkinka uu shaqeeyo, adiga oo jiidaya kadibna isku dayaya inaad socoto.
Sharaxaad af Iswiidhish ah
Parkeringsbromsen, även kallad handbroms, är ett bromssystem som används för att förhindra bilen från att rulla när den står parkerad. På äldre bilar är det bara bakhjulen som bromsas via en vajer. Nyare bilar har elektrisk handbroms som tar på alla hjul. En varningslampa lyser när parkeringsbromsen är åtdragen.För att vara extra säker på att bilen inte ska börja rulla när parkerat kan du förutom att dra åt parkeringsbromsen även lägga i ettan eller backväxeln på en manuell bil. På en automatväxlad bil låses bilen fast när du tar växelspaken till parkeringsläget, men använd handbromsen också för att vara extra säker. Handbromsen mår också bra av att få användas så den inte börjar kärva. Tänk på att det finns risk för att parkeringsbromsen fryser fast vid minusgrader och fuktigare väder. Kontrollera därför med jämna mellanrum att parkeringsbromsen fungerar genom att dra åt den och sedan försöka köra iväg.